Waxa aynu ku baran doono casharadan soo socda:

waa Asaaska salka ee PHP Programming, Sida loo install gareeyo PHP7, Apache and MySql Fahamka PHP variable, loops, conditional iyo functions. Waxaan kaloo baraneynaa Sida loo process gareeyo foomamka bogaga internetka adigoo istcmaalaya “contact page”. Sidoo kale waxaan barayneynaa side loo abuuro loona isticmaalo Databaseka Waxa aynu ku baran doono casharadan abuurista mashruucyo sida loo process gareeyo contact forms iyo abuurista process gareynta user login system